Ciidamo la wareegay Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan iyo Koontaroolka Kalabeyr

Ciidamada AMISOM ee ka socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa la wareegay xarunta maamulka Gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyne iyo Koontaroolka Kalabeyr ee kuyaala duleedka magaalada. Sida aan Wararka ku helnay ciidamo aad u hubeesan oo kasoo jeeda dalka Jabuuti ayaa maanta si buuxda ula wareegay amaanka xarunta maamulka gobolka Hiiraan ay ku sugnaayeen ciidamo … Continue reading Ciidamo la wareegay Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan iyo Koontaroolka Kalabeyr